Galinta uur baajintu waa qaab uur baajineed.

Jidh galinta uur baajintu waa mid dabacsan oo caag ah isku cabir ah . Waxaa uu waxaa 1 hormoon. Hormoonkani waxay ka hortagan xuub axalka unuga . Waxay sidoo kale ku adkeyaan in biyahan taranka unugyadooda galaan ilma galeenka oo ay gaadhaan unugyada beedka.

Sida uu uur baayihaha maraaq gelintu u shaqeyso

Dhakhtar, kalsaaside caafimaad oo bulshe ama umuliso ayaa galisa jidh. Waxaa lagu siin doonaa suuxinta deegaanka, kadibna ul ayaa la galin doona inta irbad lagu rido maqaarkaaga hoostii ee xaga sare ee gacanta. Kani runtii ahaa wuu xanuun yaryahay.

Sida uu jidh galinta uur baajiyihuhu u shaqeeyo 3 sano. 3 sano kadib wuxuu u baayahan yahay in la badalo.

Lagu kalsoon yahay

Jidh galinta uur baajiyuha aad baa loogu kalsoon yahay hadaad si hagaagsan u isticmaasho. Si kasta ha ahaate, dawooyinnka qaar oo loo isticmaalo HIV waxay yareyaan saamaynta.

Saamaynta uu ku leeyahay caafimaadkaaga

Gelinta uur baayihaha waxaa la soca 1 hormoon. Hoormoonkani inta badan caafimaadkaga guud ma sameeyaan.

Jidh galinta uur baajiyuhu kama dhigaan beedka kuwo aan qaan gaadhin. Hadad rabto inaad uur yeelato, waa inaad kaliya iska saartaa jidh galinta.

Isticmaalka sadex bilood ee u horeeya, waxaa laga yabaa in aad yeelato saamayn sida xanuun naasaha, madax xanuun, isbadal dabeecad iyo khalkal caado. Saamayntu inta badan waxay daran yihiin bilawga, kadib way iska tagaan iskood sadex bilood gudahood. Haddii dhibtu aanay tagin waxaad u badalan kartaa nooc kale oo uur baajin ah.

Saamaynta uur baajinta jidh galintu ay ku leedahay caadada way kala duwan tahay. Haweenka qaar waxaa ka joogsada dhiiga xiliga dhiiga, halka qaar kale ay sii yeeshaann dhiiga, laakiin dhiigu inta badan wuu culus yahay. Haweenka qaar waxay leeyihiin dhiig aan caadi ahayn kaas oo yimaada hadan taga. 

Iska ilaalinta xanuunada galmada ku faafa iyo HIV

Uur baajinta jidh galinta ma kama hor tago xanuunada galmada ku fafa ama HIV. Kaliya koondhom uun baa kaa ilaalin kara.

Qaamuuska iyo turjumaada

Ma waxaad doon doonaysaa caawimo? Ka hel qof khibrad u leh cafimaad.

Caawimo