HIV

HIV waa xanuun ku faafa galmada, marka irbadaha la wadaado ama hooyada uurka leh ayaa u gudbin karta ilmaha inta ay uurka leedahay iyo marka ay naaska nuujinayso. Badanaa dadku malaha wax calaamado ah sanado badan marka uu qofku qaado HIV. Isticmaal koondhom marka aad galmo samaynayso si aad caabuqa iskaga ilaaliso. Haweenka uurka leh ee sida wanaagsan loo daweeyo waxay hoos u dhigaan khatarta ay ku qaab siin karaan ilmahooda HIV marka uu dhalanayo. HIV waxa keena fayras. Ma jiro talaal ama dawo HIV lagu daweeyaa. Dawooyinku waxay gacan ka gaystaan in fayruska HIV la maamulo.

HIV

HIV can be transmitted sexually, by sharing syringes and transmitted from mother to child during childbirth and breastfeeding. Most people have no symptoms for many years upon contracting HIV. Using a condom when having sex protects against the infection. Pregnant women on successful treatment have very low risk of infecting their child with HIV during childbirth. HIV is caused by a virus. There is no vaccine or cure against HIV. Medication helps to keep the HIV virus at bay.