HPV

Fayrus (papillomavirus bilaa aadanka). Waa nooc fayrus ah HPV oo keena xanuunka xubnaha taranka, kuwa kale waxay keenaan kaansar makaanka ah (haweenka ama kaansar xiniinyaha ah (raga). Hablaha iyo wiilasha dhawr iyo toban jira ah waxaa la siin karaa talaal kahor inta ayna galmada bilaabin ah si looga hor tago inay hadhaw yeeshaan HPV. HPV waa xanuunada galmada ku faafa (STI).

HPV

HPV is a common sexually transmitted infection (STI). Some types of HPV can lead to genital warts. HPV can also cause cancer of the throat, vagina, uterus, anus or penis. Using a condom when having sex reduces the risk of infection. HPV is a virus. A vaccine can prevent cancer and some types of genital warts.