Buushka caadada

Buushka caadadu waa shay dabiici ah. Waxa uu lamid yahay buushka, waxaana la geliyaa gudaha ferjiga haweeneyda. Marka uu dhiiga nuugo buushka caadadu, inta aad maydho ayaa dib u isticmaali kartaa.

Menstrual sponge

The menstrual sponge is a natural product. It is used like a tampon, and also inserted into the vagina. When the menstrual sponge has absorbed the blood, you can wash it out and reuse it.