Buushka

Waa ul yar oo ka samaysan dun oo leh meel lasoo qabto. Haweeneydu waxay gelin kartaa gudaha ferjiga buushka inta ay caadada leedahay. Buushku waxa uu nuugaa dhiiga. Waa in si joogto ah loo badalaa.

Tampon

A small stick made of cotton with a cord attached to it. A woman can put a tampon in her vagina during her menstrual period. A tampon absorbs the blood. It has to be replaced regularly.