Afka tuunbada kaadida

Dhamaadka kaadi haysa. Kaadidu waxay jidhka kaga soo baxdaa afka tuunbada kaadida. Marka la eego haweenka waxa ay u dhaxaysaa gudaha ferjiga iyo kintirka, raga waa caarada guska.

Urinary meatus

End of the urethra. Urine leaves the body through the urinary meatus. In the case of women it is between the clitoris and the vagina, in the case of men it is at the end of the penis.