Tuunbada kaadida

Waa tuunbo jidhka gudihiisa ah. Tuunbada soo qaada qaadida ee inta ay ka keento kaadi haysta keenta ilaa afka tuunbada kaadida. Halkaas ayay kaadidu jidhka kaga baxdaa.

Urethra

Tube inside the body. The tube carries urine from the bladder to the urinary meatus. There, the urine leaves the body.