Haddii aad uur leedahay oo aanad doonaynin inaad ilmaha dhasho, waxaad meesha ka saari kartaa uurka adiga oo iska soo xaadhaya.

Waxaad go'aansan kartaa inaad iska soo xaadho uurka ilaa todobaadka 12 marka aad ee uurka. Waxaa macquul ah inaad soo xaadhi karto uurka wixii ka danbeeya 12 todobaad sidoo kale, laakiin waxaa ka waajiba shuruudaha qaar

Haddii aad go'aansatay inaad sii wadato uurka, waxaad leedahay 2 ikhtiyaar:

Qaamuuska iyo turjumaada

Ma waxaad doon doonaysaa caawimo? Ka hel qof khibrad u leh cafimaad.

Caawimo