Koobka uur baajinta (Diaphragm)

Koob silicone ah, oo cabirkiisu ugu badnaan yahay 10 sentimeetir, kaas oo gaabdhu geliso gudaha ferjiga kahor inta ayna samaynin galmada. Waxay kahor tagtaa inay haweeneydu qaado uur (waa qaab uur baajiye ah). Koobka uur baajintu waxa uu daboolaa afka makaanka (afka ilmo galeenka) oo waxa uu kahor tagaa in biyaha taranka ninku ay galaan makaanka. Si kor loogu qaado ilaalida, jeel ayaa la mariyaa gudaha koobka si ay u disho ama ay u soo jiidato unugyada biyaha taranka ninka.

Diaphragm

Silicone cap, with a maximum diameter of 10 cm wide, which a woman puts into her vagina before having sexual intercourse. It prevents a woman from getting pregnant (it is a method of contraception). A diaphragm covers the entrance to the uterus (cervix) and prevents the man's semen from entering the uterus. To enhance protection, a gel is applied to the inside of the diaphragm to kill or inhibit sperm cells.