Unugyada biyaha taranka ninka

Unuga ku jira biyaha taranka ninka ee rimin kara beedka haweeneyda. Marka unuga biyaha taranka ninku uu rimiyo beedka haweeneyda, haweeneydu waxay qaadaa uur. Xiniinyaha ayaa soo saaraa malaayiin unug oo biyaha taranka ah maalin kasta.

Sperm cell

Cells in a man's semen that can fertilize a woman's egg cell. When a sperm cell fertilizes an egg cell, a woman gets pregnant. The testicles produce millions of sperm cells each day.