Mararka qaar, haweenka uurka leh sidka ma dhamaystirtaan mushkilad rimida ama gelida ilmaha kaas oo ku dhax noolaan kari waaya. Ilmuhu wuu dhintaa. Badanaa lama yaqaan sababta ilmaha uurka ku jiraa uu u dhinto. Dhicinta, ilmuhu sidii ilmo caadi ku dhashay oo kale uma koro.
Cookie Settings
Waxaanu isticmaalnaa kuukiyo websaydkan si aanu bixino shaqooyinka aasaasiga ah ee shabakadayada (kuukiyada farsamo ahaan lama huraanka ah). Markaad oggolaato, kuukiyada dheeraadka ah in la habeeyo taas oo noo oggolaanaysa inaanu si magacu qarsoon yahay u diiwaanino oo u qiimayno booqashadaada (raad raaca shabakada). Ujeedada raad raaca shabakada waa in la qiimeeyo haddii goobtu ay gaadho hadafyadeeda loogu talo galay, iyo in la horumariyo waxay ka kooban tahay iyo isticmaalida websaydka. Addoo riixaya "Oggolow Dhammaan” waxaad aqbalaysaa duubitaanka booqashadaada. Macluumaadka dheeraadka ah ee kuukiyada iyo raad raacida shabakada, fadlan tixraac xeerkayaga gaar ahaanshaha.