Daryeelka uurka

Daryeel caafimaad oo ay haweeneydu qaadato inta ay uurka leedahay. Dhakhtarka haweenka, dhakhtarka ama umulisada ayaa baadhaya haddii ay hooyada iyo ilmaheeda caloosha ku jiraa uu caafimaad qabo. Dhawr shaybaadh ayaa la sameeyaa 9 bilood ee haweeneydu uurka leedahay.

Prenatal care

Medical care a woman receives during pregnancy. A gynaecologist, doctor or midwife checks whether the mother and the foetus are healthy. Several examinations take place during the 9 months of pregnancy.