Dadka jinsiga badalay
Dadka jinsiga badalay waa dad u muuqda ama leh aqoonsi jinsi oo ka duwan jinsigii ay ku dhasheen. Waxa ay yeelan karaan jidh nin, laakiin waxa uu qofku dareemayaa sidii haweeney oo kale. Ama waxa ay yeelan karaan jidh haweeney, laakiin waxa uu qofku dareemayaa sidii nin oo kale. Si loo badalo jidhka si loo waafajiyo jinsiga saxda ee uu qofku dareemayo, waxaa lagu sameeyaa qaliin iyo / ama waxay qaataan hormoono.