Uurka aan la rabin

Marka ay haweeneydu leedahay uur ee aan uurkaasna la doonaynin. Haweeneyda ayaa go'aansan karta inay uur lahaanshahaaga meesha kaga saari kartaa adiga oo iska soo xaadhaya. Marka ay doorato inay sii wadato uurka, ilmaha way haysan kartaa, ama waxay siin kartaa cid korsata.

Unintended pregnancy

When a woman is pregnant and the pregnancy is not intended. The woman can decide to end the pregnancy with an abortion. She can also choose to continue the pregnancy and keep the baby, or give it up for adoption.