Tuwaalka caadada

Waa cudbi yar oo haweeneydu ka hoos xidhato nigiska inta ay leedahay caadada. Tuwaalka caadada waxa uu nuugaa dhiiga. Waxa uu leedahay dhinac uu kaga dhago si aanu meesha uga dhaqaaqin.

Sanitary towel

Small pad that women wear in their underpants during their menstrual period. The sanitary towel absorbs the blood. It has an adhesive patch on the underside to keep it in place.