Tuunbada biyaha taranka

Nin kastaa waxaa uu leeyahay 2 tuunbada biyaha taranka ah. Unugyada biyaha taranku waxa laga keenaa epididymis waxaana la keenaa prostate oo waxay soo maraan tuunbooyinka biyaha taranka.

Sperm duct

Every man has 2 sperm ducts. The sperm cells are transported from the epididymis to the prostate through the sperm ducts.