Timada hoose

Waa timada ku yaal aaga xubnaha taranka. Timuhu waxa ay bilaabaan inay baxaan marka uu ilmuhu qaan gaadho. Dhererka, midabka, tayada iyo cufka timaha hoose dadku way ku kaga duwan yihiin.

Pubic hair

Hair located near the outer sexual organs. This hair begins to grow during puberty. Length, colour, quantity and density of pubic hair are different for every person.