Talaal

Talaalku waxa uu kahor tagaa inaad qaado caabuqyada qaar, sida HPV. Waxaa ku siiya talaalka xirfadlaha caafimaadka.

Vaccine

A vaccine prevents you from getting certain infections, such as HPV. You are given a vaccine by a health professional.