Rimista

Waxay timaadaa marka biyaha taranka ninku ay ku dhacaan unugyada ugxaanta. Beedka marka la rimiyo ee uu koro ilmo ayuu noqdaa.

Fertilization

Occurs when a sperm cell joins with the egg cell. The fertilized egg cell can grow into a baby.