Rabitaanka galmada

Marka ninku u yeesho dareen galmo iyo / ama uu ka helo haweeneyda, waa qof caadi ah. Marka haweeneydu u yeelato dareen galmo iyo / ama ay ka hesho nin, waa sidoo kale qof caadi ah. Marka ninku u yeesho dareen galmo iyo / ama uu ka helo nin, waa qoomu luud (khaniis). Marka haweeneydu u yeelato dareen galmo iyo / ama ay ka hesho haweeney, waa lebsiyaan ama khaniisad. Dadka qaar ayaa dareen galmo iyo / ama ka hela rag iyo haweenba, waxaa markaa loo yaqaan mid labada jinsiba wax ka daya.

Sexual orientation

When a man feels sexually and / or emotionally attracted to women, he is heterosexual. When a woman feels sexually and / or emotionally attracted to men, she is also heterosexual. When a man is sexually and / or emotionally attracted to men, he is gay (homosexual). If a woman feels sexually and / or emotionally attracted to women, she is lesbian or homosexual. Some people feel sexually and / or emotionally attracted to women and men, and are thus bisexual.