Qof wayn

Haweeney ama nin kuwaas oo qaan gaadhay oo sharciyan go'aan gaadhi kara ku saabsan qofka noloshiisa. Badanaa dalalka Yurub, qofku waxa uu qaan gaadh noqdaa dhalashaddiisa/teeda 18aad.

Adult

A man or woman who is old enough according to the law to make decisions about his/her own life. In most European countries, a person becomes an adult on his/her 18th birthday.