Naafaynta xubinka taranka ee haweenka .

Naafaynta xubinka taranka ee haweenka waxa sidoo kale loo yaqaanaa gudniin. Kintirka ayaa la jaraa, iyo qayb kamid ah danbaha guhada ee xubinta taranka haweeneyda la jarayo. Mararka qaar sidoo kale dabnaha ayaa la isku tolaa. Kadib, hablaha ama haweenku waxaa u furnaada qayb yar oo gudaha ferjiga wax kasoo baxaan. Badanaa haweenka iyo habluhu waxay yeeshaan olol iyo dhiigid kadib marka lagu sameeyo gudniinka . Haween badan oo lagu sameeyey gudniinka waxay dareemaan raaxo yaraan dhinaca oo galmada ah oo waxay yeeshaan xanuun marka ay galmada samaynayaan. Gudniinku sidoo kale waxa uu keenaa mushkilado caafimaad oo hadhaw ah. Naafaynta xubinka taranka ee haweenku waa ka mamnuuc Yurub..

Female genital mutilation

Female genital mutilation is also sometimes called circumcision. The clitoris is removed, and sometimes also parts of the inner labia. Sometimes the labia are also sewn together. Afterwards, the girls and women only have a small opening from the vagina for excretions. Often the women and girls experience inflammation and also bleeding after circumcision. Many circumcised women feel less pleasure and have pain during sex. The circumcision also causes health problems later on. Female genital mutilation is forbidden by law in Europe.