Mudniin

Waa marka aad irbad, dhareere (tusaale ahaan dawo ama dawo dareere ah) oo aad ku mudo jidhkaaga adiga oo isticmaalaya irbad. Waxaad iskaga mudi kartaa xididka ama muruqa gacantaada, ama muruqa bawdadaada ama badhida.

Injection

When you have an injection, fluid (for example medicine or a liquid drug) is put into your body using a hypodermic needle. You may have an injection into a vein or into the muscle in your arm, or into the muscle of your thigh or buttock.