Masax

Waa muunad uu dhakhtarku qaado kaas oo cudbi yar ama burush yar ku soo kasaxa si uu u eego xanuunada galmada ku faafa ama caabuqa baakteeriyada. Muunadaas waxaa loo diraa shaybaadhka si loo baadho.

Swab

A sample taken by the doctor with a small cotton swab or a small brush to detect STIs or bacterial infections. The swab is sent to a lab for analysis.