Maqaargalinta uurka hortaga

Qaababka looga hor tago uurka (qaababka uur baajiyayaasha ah). Uur baajiyaha la geliyay waa mid ah oo qaabka usha oo kale ah. Xirfadle caafimaad ayaa geliyay maqaarka hoostiisa dhudhunka haweeneyda. Uur baajiyaha la geliyay waxa uu shaqayn doonaa mudo 3 sano ah.

Contraceptive implant

A way of preventing pregnancy (a method of contraception). The contraceptive implant is small and shaped like a stick. A health professional puts the implant under the skin of the woman's upper arm. The contraceptive implant remains effective for 3 years.