Koondhom

Waa dahaadhka sare ee rabadhka ah ee ninku xidho marka guskiisa oo kacsan. Koondhomku wuxuu qabataa biyahay taran ninkaa marka ay ka yimaadaan. Koondhomku waxa uu ilaalo ka yahay HIV iyo badi xanuunada galmada ku faafa, waxaanu ka hor tagaa uurka aan la doonaynin (waa qaab uur baajiya ah). Koondhomka waa in aad mar kaliya isticmaashaa.

Condom

Covering of thin rubber that a man wears over his erect penis. A condom catches the semen when the man ejaculates. A condom protects against HIV and most STIs, and prevents unwanted pregnancy (it is a method of contraception). You should use a condom only once.