Iska ilaalinta xanuunada galmada ku faafa

Iska ilaalinta xanuunada galmada lagu kala qaadaa waxay ka dhigan tahay inaad joojiso in qofku qaado caabuqa galmada lagu qaado, tusaale ahaan iyada oo la isticmaalayo koondhom.

Protection against STI

Protection against STI means action taken to stop a person getting an infection through sexual contact, for example by using a condom.