Injirta timaha hoose

Injirta timaha hoose waxaa lagu kala qaadaa galmada. Calaamadaha ugu caansani waa cuncun iyo finan maqaarka aaga xubinta taranka ah. Koondhomku qofka kama ilaaliyo. Waxaa keena injirta timaha hoose cayayaan (xayawaan aad u yar) oo ku nool timaha hoose. Waxaa lagu daweeyaa dawo farmasiga laga iibsado oo la mariyo oo laysa. Go'yaasha sariirta, tuwaalada iyo dharka waa in lagu maydhaa biyo 60 digrii ah.

Pubic lice

Pubic lice are sexually transmitted. Common symptoms are itching and skin rash around the genitals. Condoms do not protect against infection. Pubic lice is cause by a parasite (very tiny animal) that lives in the pubic hair. They are treated with an over-the-counter lice-killing lotion found at the pharmacy. Bed linen, towels and clothes should be washed at 60 degrees.