Infekshanka tiriikomonaas

Tiriikomonaas waa infekshan ku faafa galmada (STI) oo ku jira xiniinyaha raga iyo makaanka iyo gudaha ferjiga.. Badanaa wax calaamad ah male raga, laakiin raga qaar ayaa dareema cuncun ama is xoqid guskooda ah. Haweenku waxay isku arkaan in dareere badan ka soo baxo gudaha ferjiga oo ay haweenkii biyaha taranku ka yimaadaan iyada oo hurda. Isticmaal koondhom marka aad galmo samaynayso si aad caabuqa iskaga ilaaliso. Xaabuqa waxaa keena cayayaan (xayawaan aad u yar) waxaana lagu dawayn karaa antibootiga.

Trichomoniasis

Trichomoniasis is a sexually transmitted infection (STI) of the urethra in men and in the urethra and vagina in women. It often has no symptoms in men, but some men may experience itching or irritation on their penis. Women can experience increased vaginal discharge with a bad smell. Using a condom when having sex protects against the infection. The infection is caused by a parasite (very tiny animal) that can be cured with antibiotics.