Gunud limfe

Gunudyada limfuhu waxa ay soo saaraan unugyada dhiiga cas iyo madooyinka difaaca jidhka. Caabuqu waxa uu ku keeni karaa in gunudyada limfuhu ay bararaan. Gunud limfe waxa si fudud looga dareemi karaa qoorta ama kilkilada.

Lymph node

Lymph nodes produce white blood cells and antibodies. Infections can cause the lymph nodes to swell. Lymph nodes can be felt most easily in the neck and the armpits.