Galmo

Dhamaan ficilada looga jeedaa talaabo kasta oo keeneysa in dareenka galmadu kaco. Galmado way ka badal tahay galmo la sameeyo. Waxay sidoo kale noqon kartaa dhunkashada, xashida ama galmada afka, iyo kuwa kale. Naftaada ayaad sidoo kale galmo la samayn karta (waxaana loo yaqaanaa siigaysi).

Sex

All acts that can sexually arouse you. Sex is more than sexual intercourse. It also includes kissing, caressing and oral sex, among others. You can also have sex with yourself (this is called masturbation).