Xanuun uu qofku dareemo oo sidii oo kale in xubnaha taranku ay ololayaan. Xanuunka waxaa la arki karaa inta galmada la samaynayo ama kadib haddii aanad si wanaagsan hamadaadu u kicin. Xanuunka waxaa sidoo kale keena caabuqa galmada lagu kala qaado (STI). Markan oo kale, waxaa dhici karta inay ku olosho marka aad kaajayso.
Cookie Settings
Waxaanu isticmaalnaa kuukiyo websaydkan si aanu bixino shaqooyinka aasaasiga ah ee shabakadayada (kuukiyada farsamo ahaan lama huraanka ah). Markaad oggolaato, kuukiyada dheeraadka ah in la habeeyo taas oo noo oggolaanaysa inaanu si magacu qarsoon yahay u diiwaanino oo u qiimayno booqashadaada (raad raaca shabakada). Ujeedada raad raaca shabakada waa in la qiimeeyo haddii goobtu ay gaadho hadafyadeeda loogu talo galay, iyo in la horumariyo waxay ka kooban tahay iyo isticmaalida websaydka. Addoo riixaya "Oggolow Dhammaan” waxaad aqbalaysaa duubitaanka booqashadaada. Macluumaadka dheeraadka ah ee kuukiyada iyo raad raacida shabakada, fadlan tixraac xeerkayaga gaar ahaanshaha.