Caabuq

Caabuqu waxa uu dhacaa marka jeermis uu galo jidhka oo uu waxyeelo jidhka gaadhsiiyo. Jeermiskaasi waxay noqon karaan fayrus, barasayt, fangus ama baakteeriya.

Infection

Infection occurs when a germ enters the body and causes damage. A germ can be a virus, parasite, fungus or bacterium.