Bannaanka ferjiga

Qaybta sare ee xubnaha taranka ee haweenka. Dabnaha sare, kintirka, afka tuunbada kaadida iyo afka gudaha ferjiga waxay ka mid yihiin dhamaan bannaanka ferjiga.

Vulva

External part of the female sexual organs. The labia, clitoris, urinary meatus and the opening to the vagina are all part of the vulva.