Bacda ilkaha

Waa bac yar oo la saaro gudaha ferjiga ama dabada marka la samaynayo galmada afka. Bacda ilkuhu waxay qofka ka ilaalisaa xanuunada galmada ku faafa (STI) inta galmada afka la samaynayo.

Dental dam

Thin piece of latex which covers the vagina or anus during oral sex. A dental dam protects against sexually transmitted infections (STIs) during oral sex.