Aydhis

Heerka danbe ee HIV-ga. Nidaamka difaaca ee qofka qaba Aydhisku waxa uu ku jiraa khatar oo uu geley. Jidhku wixii intaa ka danbeeya iskama difaaci karo xanuunka. Haddii lagaa daweeyo HIV, ma qaadaysid Aydhis.

AIDS

The late stage of HIV. The immune system of someone with AIDS is very damaged already. The body can no longer defend itself against diseases. If you get treated for HIV, you do not get AIDS.