Aqoonsiga jinsiga

Aqoonsiga jinsigaagu waa jinsiga lagugu aqoonsado. Badanaa, halka qof waxaa lagu aqoonsanayaa inuu yahay haweeneyda ama nin (ama inan ama wiil). Badanaa, taasi waxay waafaqsan tahay jinsiga ay ku dhasheen (cisgendered). Dadka qaar inaga mid ah aqoonsiga jinsigoodu ma waafaqsana qaybta nin ama haweeneyda, waxaana dhici karta inaanu qofku yeelan jinsigii lagu qoray markuu dhashay (jinsiga badalay ama trans).

Gender identity

Your gender identity is the gender you identify as. Often, one identifies as either woman or man (or girl or boy). For most, this matches the sex they were assigned at birth (cisgendered). For some, the gender identity does easily fit within the categories man or woman, or one experiences that the gender identity does not match the sex one was assigned at birth (transgendered or trans).