Antibootig

Dawo lagula dagaalamo baakteriyada. Antibootigu waxa uu noqon karaa kiniin, bawdhar ama sharoobo taas oo aad liqayso, ama dareere lagugu mudayo iyada oo xididka lagaa siinayo ama muruqa gacanta, ama ointment aad ku xoqayso maqaarkaaga.

Antibiotic

Medicine to fight bacteria in the body. An antibiotic may be a pill, powder or liquid which you swallow, or a liquid which is injected into a vein or muscle in your arm, or an ointment which you rub on your skin.