Adeega caafimaadka saacadaha fasaxa
Adeegyada caafimaadka saacada fasaxa waxaa lagu bixiyaa kaalmo caafimaad oo aan lala gudi karin dhakhtarka guud marka uu xafiiskiisu xidhan yahay. Tusaale ahaan: haddii uu yimaado dhaawac, haddii uu qofku si lama filaan ah u xanuunsado ama haddii uu qofku dhibane u yahay tacadi. Adeegyada caafimaadka saacadaha fasaxa ah waxaa ay siiyaan qofka kaalmo haddii uu socdaal ku jiro ama fasax, oo uu markaa aanu booqan kari dhakhtarka guud.