Aaga dareenku ka kaco

Waa qayb jidhka ah oo xasaasi ah oo dareenku ka kaco. Waa meesha qofka maaxisa, oo dareenkaaga galmadu ka kaco. Kaliya maaha xasaasi xubnaha taranka iyo aaga ku xeerani, laakiin tusaale ahaan, sidoo kale ah, gadhaha, ibta, cagta meesha dhulka la dhigo, gacmaha, afka, iwm. Aaga dareenku ka kaco dadku way ku kala duwan yihin.

Erogenous zones

Sexually sensitive spots on the body. If these spots are stimulated, you can get sexually aroused. Not only the sexual organs and the area around them are sensitive, but also, for example, ears, nipples, soles of the foot, hands, mouth, etc. The erogenous zones are different for everyone.